Maamulka Degmada Qardho oo burburiyay dhul daaqsimeed ay dad gaar ah horey u qaateen

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Qardho oo kaashanaya laamaha amniga ayaa duleedka qardho ka sameeyay howlgal lagu burburinayay calaamadaha ay dadka dhigteen dhul daaqsimeedka dooxada dardaare waxaana dooxadaasi ka gureen maamulka dagxyo ay dhigteen dadka caadeysay xirmeysiga dhul daaqsimeedka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here