Maamulka degmada Mahadaay oo ka Warbixiyay fatahaada Wabiga Shabeelle

0
228

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa saameyn ku yeeshay tuulooyin dhaca degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe iyo sido kale tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

Gudomiyaha arimaha Bulshada degmada Mahaday ayaa waxuu warbhinta ugu warbixiyay Fatahaadaha uu geestay wabiga Shabeelle.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here