Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadadan jayga ah ayaa ah wado muhiim u ah isu socodka bulshada ku nool deegaanka Qaam-qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada kismaayo waxaana wadadan qaab isku tashi ah ku hirgaliyay maamulka iyo dadka Deegaanka Qaam-Qaam kuwaasi oo ku dhib qabay wado Nadiif ah oo soo gasho Deegaanka Maadama waaddooyinka soo galo ay yihiin kuwo bur-bursan oo aan helin dayac tir iyo saameyn wanaagsan.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.