Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaruntaan oo dhismaheedu uu ka koobanyahay hal qol iyo barando ah ayaa loogu tala galayn in ay isugu yimaadan kuna kala war qaatan dadka barakacayaasha ah ee Dagan Xaafada Faanoole ee Dagmada Kismaayo.
Munaasab kooban oo xaruntaan xariga looga jaray ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka Dagmada Kismaayo Agaasimaha wasaaradda arimaha gudaha iyo masuuliyiin ka socdahay Hay,ada barakacayaasha Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.