Maamulka Degmada Kismaayo oo Xaafada Farjano ka Sameeyay Wado u  Muhiim ah isku Socodka Bulshada

0
150

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa bilaabay dib u dayactir balaraan oo lagu sameeyey wadooyinka muhiim u ah isu socodka bulshada ku nool xaafadaha magaalaada Kismaayo.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here