Maamulka Degmada Kismaayo oo ugu baaqay Injineerada guryaha dhisa inay is diiwaan galiyaan

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa fariin u diray dilaalinta kireeya gawaarida ka baxa boostejooyinka Kismaayo, injineerada guryaha dhisa iyo dadka leh nootaayooyinka ee ka howlgala degmada Kismaayo iney sida ugu dhaqsiyaha badan ay isaga soo diiwaan galiyaan dowlada hoose inta aan la gaarin 10-ka bisha sagaalaad.

Hamdi MahamedĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here