Maamulka degmada Kismaayo oo soo saaray amarro ku socda dillaaliinta dhulalka iibiya.

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mamuulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duulaya xakameenta iyo yarenta isqab qabsiga dhulalka lakala gata ama lakala iibsado ayaa amar kaso saaray dilaaleyda dhulalka kala ibisa iyo Nootaayooyinka iyagoona lagu amray in ay isa soo diiwaan giliyaan sida ugu dhaqsiyaha badan.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here