Wararka Maamulka Degmada Kismaayo oo soo gaba-gabeeyay Ol’Ole Nadaafadeed oo Magaalada Kismaayo ka socday By admin - August 29, 2020 0 492 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Mudooyinkii u dambeeyey waxaa magaalada ka socday ol’ole nadaafadeed kaas oo lagu soo celi nayay bilicda magaalada Kismaayo,maadaama magaalada ay sii fideyso. Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inoog diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Fartuun-naadaafada-kismaayo-.mp3 Share this:FacebookX