Maamulka Degmada Kismaayo oo sheegay in uu gabo-gabo marayo waddooyin laga hirgalinayo Magaalada

0
322

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada hoose waxay sanadbo sandka kadanbeeyo sameyneysaa Hourmar balaaran gaar ahaan dhanka dhismaha.

Iyadoo magaalada ay balac ahaana ay  aad uweynaatay walow ay wado xumo jirto maamulka Degmada Kismaayo ayaa sheegay in uu heer gabo gabo ah maraayo mashruuc lagu hirgalinaayo 32 kiilo mitir oo wado ah  iyadoo Wajiga  Koobaad lagu bilaabi doono 8 wado waxaana mashruca uu soo garay heer gabo gabo ah.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here