Maamulka Degmada Kismaayo oo sheegay in gudaha magaalada ay dad badan ku barakeceen

0
92
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka xooggan oo maalmahaan ka da’ayay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa saamaayn ku yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshada ayadoo xaafadaha qaar ay biyuhu gudaha u  galeen ayna dad ka barakeceen .
Maamulka Dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa ka hadlay saamaaynta roobka ka da’ay gudaha Magaalada iyo hareereheeda kaas oo sababay barakac badan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here