Maamulka Degmada Kismaayo oo sheegay in dib loo dhisayo Aargooyinkii Magaalada Kismaayo

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aargadii ay caanka ku ahaayd Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa duntay sanadkii 2021-kii walina dabina looma dhisin ilaa xiligaas ‘Maamulka dowlad hoose ee Degmada Kismaayo ayaa sheegay in dhawaan dib loo dhisi doono taaladii Aargada iyo Aargo Cusub oo laga dhagax dhigay galbeedka Magaalada inta u dhaxaaysa garoonka diyaaraha iyo magaalada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here