Maamulka Degmada Kismaayo oo sharaxay isbadalka ay keeneen Laamiyada

0
25

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa mudooyinki la soo dhaafay waxaa ka socday mashruuca Nagaad oo ah mashruuc lagu dhisayo laamiyo cusub oo ay yeelaneyso Magalada kismaayo,waxaana dhawaan lavdhameeyay wajiga koowaad, kaas oo door weyen ka qaatay bilicda Magaalada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here