Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo ay wehliyaan qaar kamid ah Guddoomiyeyaasha Xaafadaha Magaalada ayaa Kormeer u kuurgalida ku tagay Xaafadaha qaar ee uu sameeyay roobka mahiigaanka ah ee ka da’ay magaalada, kaaso oo biyo dhigay xaafado qaar.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.