Maamulka Degmada Kismaayo oo laami buuxin ka sameeyay wadada laamiga ah ee aada garoonka diyaaradaha Kismaayo

0
306

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dGaadiid leyda ayaa dhibaato badan ku qabay isticmaalka wadada laamiga ah ee aada garoonka diyaaradaha Sayid Cabdule Xasan ee Magaalada Kismaayo taas oo meelaha qaar ka bur bursanaay.

si ay gaadiidleyda ugu fududaato isticmaalka wadadan loogana baaqsado  shilalka ka dhaca mararka qaar ayaa Maamulka Degamada Kismaayo waxaa ay laami buuxin ka sameeyeen meelaha ay wadadu ka jajabsanayd.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here