Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa qaabilay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Jubaland Axmed Cabdullaahi Axmed, Guddoomiyaha Isboortiska Degmada Kismaayo, Mudane Aadan Iimaan Daqaane, iyo guud ahaan bahda kubadda cagta.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.