Maamulka Degmada Kismaayo oo kulan la qaatay Ingineer-ada guryaha ka dhisa Magaalada

0
278
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka ayaa ku saabsanaa sidii maamulka uu u mideyn lahaa Ingineerada gurgyaha ka dhisa magaalada kismaayo iyo sidii loo siin lahaa Ingineerada shuruucda dowlada Goboleedka Jubbaland ay u dajisay dhulalka ku yaalo deegaanada ay ka howl galayaan  Ingineer-ada.
isla goobta uu kulanka ka dhacaayey ayaa waxaa lagu qeybiyey qoraalo nidaamka guryaha loo dhiso  iyo sidii loo ilaalin lahaa sharciga dhulalka, guri aan sharciga jubbaland qaadanina aan la dhisi karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here