Maamulka Degmada Kismaayo oo kulan la qaatay bulshada dagan wadada Road One

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa kulan la qaatay bulshada dagan waddada ‘Road One’ oo ka mid ah waddooyinka ay shaqadoodu socoto mida ugu dheer, Waddadan ayaa ka soo bilaabata Caymiska waxayna sii martaa Isgoysyada Siinay, Xaaji Jaamac iyo Caasho Deerow iyadoona ku dhamaata Dugsiga Iftin ee Xaafadda Calanlay gaar ahaan laamigii hore ee aada garoonka diyaradaha ee Sayid Maxamed Cabdule xasan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here