Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii dowladii dhexe dalka Soomaaliya waxaa gacanta ka baxay hantidii dowlada waxayna gacanta u galeen shacabka oo ay kamid yihiin xarumihii dowladda iyo Guryihii dowladda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.