Maamulka Degmada Kismaayo oo ku baaqay in laga qayb-qaato dayactirka Waddooyinka Magaalada

0
412
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Bilihii Udanbeyay maamulka Degmada Kismaayo Uu Waday Qorshe Dayactir Loogu Sameynaayo Wadooyin Dhowr Ah Oo Dhexmaro Xaafado Katirsan Magaalada Kismaayo.
Wadooyinkaas Oo Umuhiim ah Gadiidka iyo Dadweynaha Magalaada Ayaa Waxaa Ay Mas’uliyiinta Maamulka Degmada Kismaayo  Ay Sheegeen in ay dhaqaalo la’aan u istaagatay Dayactirka Qeyb Kamid ah  Wadada Hormarto masjidka Maxfalka Ee Xaafada Siinay  Taaso ay sheegeen in ay kudhawdahay Heer Gabo Gabo Ah Loona Baahan Yahay in ay Bulshada Iyo Ganacsatada Ay Kaqeyb Qaataan Dhameystirkeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here