Maamulka Degmada Kismaayo oo Kormeeray Waddooyinka Dhismahoodu Socdo

0
18

Kosmaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cumar Cabdullahi Maxamed, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay qaar ka mid ah waddooyinka waaweyn ee magaalada, kuwaas oo qaar horey laami loogu dhigay halka kuwa kalena haatan shaqadoodu si habsami leh u socoto.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here