Maamulka degmada Kismaayo oo kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah waddooyin Magaalada

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowladda hoose ee degmada Kismaayo ayaa kormeer ku sameeyay qaar ka mid waddooyin ย waawayn xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Kismaayo ku waas oo la rajaaynayo in dhawaan dib u dhis lagu sameeyo .

waddooyinka kormeerka lagu sameeyay ayaa waxaa ka mid Farjano iyo Faanooleย  oo ay ka socdaan hawlaha GPS lagu galinayo Magaalada waxaana kormeerkaan wadooyinka ku sameeyay gudoomiye ku xigeenka koobaad ee degmada Kismaayo oo ay weheliyaan gudoomiyayaasha xaafadaha farjano iyo faanoole .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here