Maamulka Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay Ciladaha qabsaday Soollarada Waddooyinka Magaalada

0
341

Kismaayo(Idaacadda Waamo)waxaa horay Magaalada Kismaayo uga jiray soolarada dabka dhaliya ee cadceeda ku shaqeeya,kuwaas oo dadka istimaala ay uga maarmaan adeega korantada balse haatan soolarada Magaalada mashaqeeyan cilado jira dartood.

Hadaba maamulka dagmada kismaayo ayaa faahfaahin ka bixiyay cilada soolarada ku timid.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here