Maamulka degmada Kismaayo oo Ka Hadlay Xoolaha Lagu soo daayo Magaalada.

0
169
Gudoomiyaha degmada Kismaayo ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay xoolaha lagu soo daayo wadooyinka kala duwan ee Magaalada Kismaayo, kuwaas oo ay dhibaatooyin ku qabaan dadka iyo gaadiidka isticmaala waddooyinkaasi.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here