Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay saameynta ka dhalatay Roobabkii da’ay

0
298

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili la guda galay Roobkii Guga oo inta badan saameyn ku yeesha wadooyinka hal bowlaha u ah magaalada Kismaayo,ayaa waxaa saameynta ka dhalatay ka warbixiyay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf Tima-jilic,wuxuuna sheegay in ay diyaariyeen qorshayaal ay biyaha uga qaadayaan wadooyinka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here