Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay saamaynta bacaha balaastiiga ah ay ku yeeshaan deegaanka

0
197

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan bulshada Soomaaliyed waxaa ay suuqyada kaga adeegtan baha balastiiga ah kuwaas oo saamaayn wayn ku yeeshay bilicda deegaanka iyo Caafimaadka xoolaha,maadaama dadka marka bacaha adeegooda ay ka isticmaalaan iska tuuraan, taas oo keenta in ay xooluhu Cunaan sido kale ay Nadaafad darro u keento deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here