Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullahi Maxamed (Farawayne) ayaa sheegay in muhiim ay tahay horumarinta adeegyada bulshada gaar ahaan Caafimaadka iyo Waxbarashada, waxaa uuna intaas ku daray in dowlada hoose mar walba ay door ka qaadato kabida Mashariicda horumarineed ee ka socda degmada Kismaayo.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.