Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Hirgalinta Qorshaha Hormarinta Jubaland ayaa dhawaan lagu qabtay magaalada Kismaayo waxaana shirkaasi looga hadlay Qorshaha Horumarinta Jubbaland ee 2025-2029 oo wax badan ka bedeli doona kobaca dhaqaalaha, Maamul wanaagga, Horumarinta bulshada iyo adkeysiga deegaanka iyo cimilada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.