Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay halka uu maraayo baalayaashii lagu xirayay Laamiyada cusub

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mmgalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxey modooyinki danbe sameeyneysay hormar dhanka bilicda ah, iyadoo burburki dowlada dhexe dalka kadib kismayo ey yelatay lamiya cusub kuwaas oo muhiim u aha bulshada reer kismayo waxana horay ey uu leheed magalada hal lami oo kaliya kaas oo ahaa dhaxalki kaharay dowladi burburtay dayac ad u weeyna u sogaray.

Dhawaan ayaa waxa xariga laga jaray qebti kowaad ee dhismaha lamiyada cusub ee magalada Mamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaana bilabay iftiminta lamiyada oo laga tagay solarada ku shaqeeya cadceedda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here