Maamulka degmada Kismaayo oo ka digay jarista dhirta hareeraha wadooyinka Magaalada

0
629

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada kismayao Ibrahim Maxamed Yuusuf (timo-jilic) oo maanta Kismaayao ku qabtay shir jaraa’id ayaa ka hadlay dadka jara Geedaha qadiimiga ah ee muddo ku beerna hareeraha wadoyinka magaalada Kismaayo waxa uuna Gudoomiyahu sheegay in aan loo baahneyn in la lumiyo bilicda magaalada.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here