Maamulka Degmada Kismaayo oo joojinaya Isticmaalka Bacaha

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bacaha balaastiga ah ee inta badan dadku ku adeegtaan ayaa kuwo dhibaato badan ku haya deegaanka sida inay hoos u dhigaan bilicda deegaanka ayna nadaafad darada ka qayb qataan madaama bacaha marka dadku adeega ka isticmalaan ay banaanka ku tuuraan taasina ay ka dhalan karto nadaafad xumo iyo caafimaad daro intaba.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here