Maamulka Degmada Kismaayo oo farriin u diray darawalada Tagsiyadda aan sharciyeeysneen

0
260

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada  kismaayo ayaa faariin udiray  takaasida magaalada sida sharci darada ah ugu dhax shaqeysto in ay isa soo diiwaan galiyaan.

Sidoo kale maamulka ayaa sheegay in sadax shirkadood oo kaliya takaasidoda in si sharci ah loo diiwaan galiyey kuwa kalana logu baaqayo in ay isa soo diiwaan galiyaan.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here