Maamulka Degmada Kismaayo oo fariin u diray mulkiilayaasha Guryaha hareeraha wadooyinka

0
336

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada kismaayo ayaa mudooyinkaan dambe waxa uu waday dadaalo kor loogu qaadayo bilicda magaalada.

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Kismaayo Cabdirashiid Cabdi Ibraahim Maduloow ayaa mulkiilayaasha guryaha saaran wadooyinka muhiimka ah ugu baaqay in ay dhisaan wadooyinka hormara guryahooda si bilicda magaalada kor loogu qaado.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here