Maamulka Degmada Kismaayo oo faahfuray Xafiiska shatti bixinta Guryaha iyo Goobaha Ganacsiga

0
323
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa Xafiis laga goosanayo shatiyada ganacsiga  dowladaha hoose ayaa ka hergaliyay magaalada kismaayo.
waxaana daahfuray gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo ku xigeenkiisa iyagoo ganacsatada ugu baaqay in si wanaagsan  ula shaqeeyaan Xafiiska.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here