Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo oo kashanaya rugta Booliska ee V-afmadow ayaa sameeyey howlgal lagu xaqiijinaayo amniga xaafada Guulwade, islamarkaana waxay soo qabqabteen dhallinyaro ku eedeeysan in ay falal amni darro ah ka wadeen gudaha Xaafadaas.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.