Maamulka degmada Kismaayo oo digniin u diray tagaasida taargo la’aanta ah

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa amaro ka soo saaray  gawaarida tagaasida ah ee ka shaqeeya Magaalada Kismaayo ee xarunto gobolka Jubbada hoose ee uu  muraayadaha u saaranyahay beensalka madow iyo kuwa taargo la’aanta ah .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here