Maamulka Degmada Kismaayo oo digniin u diray Bulshada Kismaayo

0
350

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada reer Kismaayo ayaa maal-mihii u dambeeyey waxa ay isla dhaxmarayeen warar sheegaya in magaalada laga dhisayo guryo  kuwaa soo la shegay in ay ahaayeen warar been abuur ah tasoo sababtay  jahwareer ka tagan qaar ka mid ah  xaafadaha magalada kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbxintan inaago diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here