Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhirta ayaa muhiim u ah deegaanka, hadii dhirta la jaro ama la gooyo deegaanka ayaa wuxuu wajahayaa abaaro iyo nabaad guur ba`an oo hadhow sameyn weyn ku yeelata bulshada noocyadeeda kala duwan.
Maamulka degmada Kismaayo ayaa dhir beeris ku sameeyey qaar kamid ah xaafadaha kala duwan ee magaalada gaar ahaan wadooyinka dhex mara magaalada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.