Maamulka Degmada Kismaayo oo dib u furaya wadooyin xirnaa

0
38
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa wada qorshe dib loogu furayo wadooyin muhiim u ah isu socodka bulshada ku waas oo mudo dheer xirnaa ka dib markii ay dad si sharci daro ah kuryo uga dhisteen .
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdulahi Maxamed Farwayne ayaa sheegay inay dib u furayaan wadooyinka xirmay ee Magaalada Kismaayo waxaa uuna intaas ku daray in marka hore la samaayn doono gudi soo qiimeeya wadooyinka xiran ka dibna la guda gali doono sidii loo furi lahaa.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here