Maamulka Degmada Kismaayo oo dib u dayactir ku sameeynayo waddo muhiim ah

0
225
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-si guud maamulka degmada kismaayo ayaa Bilihii u dambeeyay waday qorshayaal dib u dayactir ballaaran  loogu sameeynayay waddooyinka muhiimka ah ee dhexmara degmada Kismaayo,kuwaas oo muhiim u ah isku socodka bulshada.
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo qaar ka mid ah Injineerada dhisaya wadada ayaa goobta ka hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here