Maamulka Degmada Kismaayo oo dhagax dhigay Waddo dayactir lagu sameeynayo

0
255

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudumiyaha degmada kismaayo Mudane Ibraahim Maxamed Yuusuf Timi Jilic iyo ku xigeenkiisa ayaa waxa ay dhagax dhigeen mid ka mid ah wadooyinka mara xaafada Farjano gaar ahaan waaxda Siinaay ee Magaalada Kismaayo

Wadadan waxaa lagu sameeynayaa  dayac tir iyo dib u habeyn walow markii hore ay aheyd mid  xili roobaadka ay  fariistaan  biyaha roobka taasoo dhibaato iyo caqabad ay kala kulmaan dad weynaha iyo gaadiidka istimaalaya wadada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here