Maamulka Degmada Kismaayo oo Dayactir Ku Sameeynayo Wadooyinka Xaafadda Midnimo

0
169
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-wadooyinka waaweyn ee dhex mara xaafadda midnimo ee magaalada kismaayo ayaa waxaa saameyn ku reebay dabeeylihii ka jiray magaalada kismaayo maadaama uu bacaad badan xiray wadooyinka xaafadda midnimo.
Maamulka Degmada Kismaayo ayaa waddo dadaallo lagu dayactiro loogu sameynaayo waaweyn ee soo galo  xaafadda midnimo iyo kuwa ka baxa xaafadaasi si ay uga faa’iideystaan dadka ku nool xaafadaasi.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here