Maamulka degmada Kismaayo oo dardar galinaya Ol’olaha Nadaafadda iyo bilic soo celinta degmada

0
151
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Hoose ee Degmadda K ismaayo ayaa wada dardar galinta ololaha nadaafada iyo bilic soo celinta Degmadda Kismaayo, ololahan oo loogu magacdaray qurxiso Magaaladada isla markaana uu hal-abuurkedu lahaa Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne).
Xaafadaha kala duwan ee magaalada kismaayo ayaa si maalinle ah ay uga socdaan dardar galinta ololaha nadaafada iyo bilic soo celinta Degmadda Kismaayo, shacabka ayaa si iskood ah  iskugu xilqaamay ka shaqaynta nadaafada magaalada iyo iney iska fogeeyaan qashinka si cuduro aan lagaranaynin aysan uga dhalan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here