Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dagmada Kismaayo oo kaashanaya Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa si wadajir ah u daah furay olole nafadeed, kaasoo laga sameynayo 6 xaafadadood ee magalada Kismaayo.
Daah-furka olalahan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland iyo gudoomiyaha maamulka dagmada Kismaayo Gudomiyaha rugta ganaciga Jubbaland iyo masuliyiin ka socotay shirkadaha ka shaqeeya nadaafadda.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.