Maamulka Degmada Kismaayo oo Carro Buuxin ku sameeynaya meelaha Biyo Fariisadka ah

0
341

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili la guda galay Roobabkii Guga ayaa maamulka degmada Kismaayo wuxuu bilaabay Olole Carro buuxin loogu sameynayo meelaha Biyo fariisadka ah ee magaalada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here