Maamulka Degmada Kismaayo oo buslshada ugu baaqey in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta magaalada

0
289

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada kismaayo ayaa ka hadlay sidii bulshada ku nool magaalada kismaayo ay uga qeyb qaadan lahaayeen Bilic soo celinta dagmada Iyagoona sharaxay heshiisyo ay la galeen shirkadaha bixiya adeegyada bulshada sida shikradaha biyaha iyo tan bixiso adeega korontada.
Gudoomiyaha degmada kismaayo Ibraahim yuusuf Timojilic oo ka hadlaya sida ay bulshada uga qeyb qaadan karaan bilic soo celinta dagmada kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here