Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo Xafiskisa kula hadlay Warbahinta ayaa bulshada kunool Magaalada kismaayo ugu baaqay ineey kashaqeyaan Amniga.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.