Maamulka Degmada Kismaayo oo Bulshada ugu baaqay in ay ka taxdaraan Xanuunka Covid-19

0
311
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo uu cudurka Coronavirus uu dib ugu soo laba kacaleeyay dalka gaar ah magaalada Kismaayo waxaana laga helay  kiisas cusub oo ku saabsan caabuq safmarka ah ee Coronavirus.
Waxaa magaalada ka jira fariimo wacigalin ah ay Wasaarada Caafimadka  Jubbland ay    fartay bulshada in ay qataan si uga taxadaaran fafitaanka cudurka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here