Maamulka degmada Kismaayo oo Bulshada ugu baaqay in ay ilaaashaadaan mashaariicda

0
96

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kasocda Mashaariic lagu hormarinaayo kabiyasha bulshada sida Wadoyinka lamiga ah kuwaas oo hada wajigi labaad u maraya meel gabagaba ah.

Gudoomiyaha Mamuulka Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne ayaa kahadlay hormarka kasocda Magaalada isagona bulshada ugu baqay ineey ilaliyaan gobaha danta guud.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here