Maamulka Degmada Kismaayo oo Bulshada u jeediyay baaq muhiim ah

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku dhaqan degaanada Jubbaland ayaa loogu baaqay inay ka fogadaan qabyaaladda iyo waxyaabaha kala fogayn kara umada Soomaliyeed isla markaana ay taa badalkeeda ka shaqeeyaan Hormarka deeganadooda iyo sidoo kale isku soo dhaweynta umad iyo waliba  ka shaqaynta Arimaha Laxiriira Nabadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here