Maamulka Degmada Kismaayo oo bulshada la wadaagay wadooyin dhawaan la furi doono

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xilli mudooyinkii u dambeeyay ay magaalada Kismaayo ka socdeen dhismaha wadooyin laami ah oo qaarkood la dhameeyay qaarna uu wali dhismaha ku socda ayaa maamulka Degmada Kismaayo wuxuu soo saaray awaamiir lagu furi doono wadooyin xirnaa muddo dheer oo haatan la qorsheenayo in laami la saaro.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbiximtaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here